WAJAALE NEWS

“Mar Dalku Hadduu dagaal ku Jiro Xukuumadda Waanu Ka Shaqaynaynaa”..Siyaasi Mustafe Shiine

London (W,N)- Badhasaabkii hore gobolka Maroodi Jeex Mustafe Cabdi Ciise Shiine ayaa waxa ka hadlay colaada soo noq noqonaysa ee ka taagan deegaanka Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag.

 

Sidoo kale Mustafe Shiine ayaa waxa uu Madaxwayne Muuse Biixi ugu baaqay in uu xilka ka qaado qaar ka mid ah golihiisa Wasiiradiisa isagoo sheegay inay xukuumada ka shaqayn doonaan mar haduu dalku dagaal ku jiro.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version