Hargeysa (WJN)- Golaha guurtida Somaliland ayaa la filayaa in mudo kordhin kale oo 2 Sano ah ay u sameeyaan golaha Wakiilada, iyadoona dhawaan mudanayaasha golaha Guurtidu ay mudo kordhin 9-bilood ah u sameeyeen golahaasi.
Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin “Dheeg” oo ka mida mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland, ayaa walaac xoogan ka muujiyay qabsoomida Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka, isagoona sheegay in golaha Guurtudu uu samaynayo mudo kordhin kale oo laba sano ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka