|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Somaliland oo Mudo Kordhin Kale Samaynaya
March 6, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Golaha guurtida Somaliland ayaa la filayaa in mudo kordhin kale oo 2 Sano ah ay u sameeyaan golaha Wakiilada, iyadoona dhawaan mudanayaasha golaha Guurtidu ay mudo kordhin 9-bilood ah u sameeyeen golahaasi. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin “Dheeg” oo ka mida mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland, ayaa walaac xoogan ka muujiyay qabsoomida Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka, isagoona sheegay in golaha Guurtudu uu samaynayo mudo kordhin kale oo laba sano ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Muj Boobe Oo si Adag uga Hadlay Habdhaqanka Warbaahinta Loo Diido Inay Su’aalo Waydiiyaan M... Ciidamadda Mareykanka Oo Qorshaynaya Saldhigyo Milateri Oo Ay Ka Dhisanayaan Xuduuddaha Ay Soomaaliy... ar Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Gobolka Gabiley Oo Awood Kaga Tiriyay Xilkii Gudoomiyaha Degmada Agabar. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|