HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Maxkamada sare ee jamhuuriyada somaliland ayaa furay kulan lagaga hadlay maaraynta dacwadaha garsoorka somaliland iyo cadaalada.
Shirkan oo ay kasoo qaybgaleen taliyaasha ciidamada,wasiirka arimaha gudaha iyo wafti ka socday dawlada ingiriiska ayaa diirada lagu saaray sidii loo casriyay lahaa daacwadaha sugida cadaalada iyo laamaha garsoorka.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;