|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo furay Kulan Lagaga Hadlayay Maaraynta Dacwadaha Garsoorka Iyo Abniga.
March 12, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Maxkamada sare ee jamhuuriyada somaliland ayaa furay kulan lagaga hadlay maaraynta dacwadaha garsoorka somaliland iyo cadaalada. Shirkan oo ay kasoo qaybgaleen taliyaasha ciidamada,wasiirka arimaha gudaha iyo wafti ka socday dawlada ingiriiska ayaa diirada lagu saaray sidii loo casriyay lahaa daacwadaha sugida cadaalada iyo laamaha garsoorka. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|