HARGAYSA(W,N) Golaha guurtida Somaliland oo mudooyinkii udanbeeyay ku jiray qiimaynta xaalada guud ee dalka ayaa soo bandhigay xaaladaha bari ilaa galbeed kuwasi oo ay ka dayriyeen arimaha ka jira
Sidoo kale golaha guurtida ayaa baaq deg deg ah udiray xukuumada madaxwayne muuse biixi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;