Hargeysa (WJN)- Wasiirka waxbarashada iyo sayniska Somaliland iyo wefti uu hogaaminayo ayaa booqasho ku tagay dugsiga ay waxku bartaan Caruurta baahiyaha gaar ah qaba.
Waxaa booqashada wasiirka waxbarshada ku wehelinayay Agaasmiha guud ee wasaarada Waxbarashada, Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye iyo xoghaye ku xigeenka cadaalada ee xibiga Ucid.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka