WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Xarunta Agoomaha Oo Kuwait Ka Hirgalinayso Magaalada Laascanood.

LAASCANOOD(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Prof Yaasiin Xiir Faratoon ayaa kormeer kusoo maray xarunta agoomaha loogu talo galay oo dalka Kuwait ka hirgalinayso duleedka magaalada laascanood

Sidoo kale waxaa wasiirka arimaha dibada weheliyay masuuliyiin ka socda haayada Kuwait ee iyadu dhismaha maalgalinayso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version