WAJAALE NEWS

DAAWO; Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum/Oday Xaashi Muuse.

Hargaysa(W,N) Alle ha Unaxariistee waxaa maanta Magaalada hargaysa loogu sameeyay marxuum /oday Xaashi Muuse oo xalay ka Guuriyooday Hargaysa.

Aaska marxuum xaashi muuse oo kamid ahaa odayadii kasoo qayb qaatay dib udhiska somaliland

Waxaana Aaskan kasoo qaybgalay wasiiro, madaxdhaqameed iyo boqolaal kamida shacabka Caasimada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKA;

Exit mobile version