WAJAALE NEWS

DAAWO; Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Sheekh Cabdilaahi Cabdi Cali Oo Kamid Ahaa Culimada Dalka!

HARGAYSA(W,N) Alle ha unaxariistii xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay sheikh cabdilaahi cabdi cali oday oo kamid ahaa culimada reer Somaliland oo xalay niskii danbe ku geeriyooday hargaysa.

Aaska marxuumka ayaa waxaa kasoo qaybgalay kumanaan kamida shacabka caasimada, culimo awdiin madaxdhaqameed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKA MARXUUM SHEEKH CABDILAAHI;

 

 

Exit mobile version