DAAWO; Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Sheekh Cabdilaahi Cabdi Cali Oo Kamid Ahaa Culimada Dalka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Sheekh Cabdilaahi Cabdi Cali Oo Kamid Ahaa Culimada Dalka!
May 27, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Alle ha unaxariistii xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay sheikh cabdilaahi cabdi cali oday oo kamid ahaa culimada reer Somaliland oo xalay niskii danbe ku geeriyooday hargaysa.

Aaska marxuumka ayaa waxaa kasoo qaybgalay kumanaan kamida shacabka caasimada, culimo awdiin madaxdhaqameed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKA MARXUUM SHEEKH CABDILAAHI;

 

 

COMMENTS
LINKS