WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Ibraahim Xaaji Muuse “Wacays”

HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta aasqaran loogu sameeyay xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa marxuum aqoonyahan Ibraahim Xaaji Muuse “Wacays” oo habeenkii xalay ku geeriyooday magaalda hargaysa

Aaska marxuumka ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirka arimaha gudaha Somaliland siyaasiyiin mujaahidiin, aqoonyahan iyo qaybaha kala duwan ee shacabka Somaliland kuwaasi oo ka waramay taariikhdii marxuumka iyo doorkii uu ku lahaa dib udhista dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version