HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada beerana somaliland axmed muumin seed oo safar shaqo ugu maqnaa dalka turkiga ayaa maanta kusoo guryo noqday caasimada somaliland ee hargaysa isagoo ka warbixiyay ujeedada safarkiisa iyo muhiimada carwo uu kaga qaybgalay dalka turkiga
Sidoo kale wasiir muumin ayaa sheegay in dalka turkigu danaynayso shacabka somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;