HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid cartan oo kamid xildhibaanada golaha wakiilada ee hada kuraasida sii banaynaya ayaa ka hadlay xeerka furista ururada ee la meel mariyay oo uu sheegay in ay keentay kadib markii shacabka reer Somaliland ka caajiseen sedexda xisbi qaran ee hada jira oo uu ku tilmaamay kuwo qabiil
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;