“Umada Reer Somaliland Waxay Ka Caajiseen Saddex Xisbi Oo Hortaagan Uun” Xil Siciid Cartan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Umada Reer Somaliland Waxay Ka Caajiseen Saddex Xisbi Oo Hortaagan Uun” Xil Siciid Cartan.
June 29, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid cartan  oo kamid xildhibaanada golaha wakiilada ee hada kuraasida sii banaynaya ayaa ka hadlay xeerka furista ururada ee la meel mariyay oo uu sheegay in ay keentay kadib markii shacabka reer Somaliland ka caajiseen sedexda xisbi qaran ee hada jira oo uu ku tilmaamay kuwo qabiil

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS