HARGAYSA(W,N)- Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland iyo wwaftigii uu homaaniyay ee ku maqanaa dalka sucuudiga ayaa ksuu guryo noqday dalka.
Waftiga madaxwaynaha ayaa agu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa
Wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo kamid ahaa waftiga madaxwaynaha ayaa ka warbixiyay ujeedada sfarkoodii iyo waxa ay kala soo kulmeen dawlada boqortooyada sucuudiga.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;