Hargeysa (WJN)- Masuulyiinta Wargeys-ka Foore oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa waxa ay si adag uga hor yimadeen xukun isugu jira ganaax lacageed iyo xayiraad oo ay saaka ku riday maxkamada gobalka Maroodi-jeex.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/rr0XpBk-SXM