WAJAALE NEWS

Somaliland oo Markii u horraysay Ka hadashay Shidaalka Laga helay Itoobiya

Hargaysa (WJN)- Wasiirka wasaarada macdanta iyo Tamarta Somaliland Jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal ayaa waxaa uu sheegay inay Somaliland soo dhaweyneyso shidaalka laga helay ismaamulka Soomalida Itoobiya ee Kililka Shanaad.

Wasiirka ayaa sheegay in shidaalkaasi uu rajo weyn u yahay shidaal baadhista Somaliland laga wado isla markaana uu caalamad fiican u noqon karo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Exit mobile version