WAJAALE NEWS

Wargeyska Foore oo Racfaan Ka Qaatay Xukunkii Ay Ku Riday Maxkamda Gobolka Maroodi Jeex

Hargeysa (WJN)– Masuuliyiinta wargeyska Foore oo shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa markale ka hadley xukunkii ay Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ay ku riday.

Maareeyaha wargeyska Foore Cabdirashiid Sheekh Cabdiwahaab oo ka hadley halka uu marayo kiiska xukunkaasi, ayaa sheegay in ay racfaan ka qaateen xukunkii ay Maxkada gobolka Maroodi Jeex ku riday.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/gUsE1WQMp08

Exit mobile version