Muqdisho (WJN)- Madaxweynihii hore ee dawlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadley heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Shirkada Dp World, Isagoona sheegay in aan la siyaasadayn mashaariicda horumarinta ee kor u soo qaadaya dhaqaalaha dadka.
Dhinaca kale Ex: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxa kale oo uu xukuumada Somaliland ugu baaqay inay soo bandhigto heshiiskaas ay la gashay shirkada Dp World.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka