BOORAMA(W,N)-Sheekhul baledka gobolka awdal sheekh cabdilaahi sheekh cali jawhar ayaa madaxdaqameedka qoomiyada somalida iyo canfarta ee wada dega dalka itoobiya oo dagaalo qabaa,iil udhexeeyaan ugu baaqay in ay dhexgalaan laga dhex galiyo nabad ay kuwada noolaadaan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALJA WARKAN;