|
|||||
WAJAALE NEWS
“Mashaariicda Horumarinta Ee Kor U Soo Qaadaya Dhaqalaha Dadka In La Siyaasadeyo Maaha, Heshiiska Somaliland iyo Dp World-na Wakhtigii Aan Joogay Ayuu Bilaabmay”.Xasan Sheekh
February 1, 2019 - Written by Reporter:Muqdisho (WJN)- Madaxweynihii hore ee dawlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadley heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Shirkada Dp World, Isagoona sheegay in aan la siyaasadayn mashaariicda horumarinta ee kor u soo qaadaya dhaqaalaha dadka. Dhinaca kale Ex: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxa kale oo uu xukuumada Somaliland ugu baaqay inay soo bandhigto heshiiskaas ay la gashay shirkada Dp World.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Daawo:Ganacsatada Ka Ganacsada Saylada Xoolaha Magaalada Hargaysa Oo Cabasho xoogan Ka Muujiyay Suuq... Dadka U Dhimanaya Cudurka Shuban Biyoodka Ee Ka Dilaacay Magaalada Buuhoodle Oo Sii Badanaya Iyo Mag... Maayarka Magaalada Gabiley Oo Sifo Sharci Baalmarsan Shaqo Joojin Ugu Sameeyay Haayada Gloppi Oo ka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|