Gabiley (WJN)- Qaar ka mid ah Wariyeyaasha ka hawl gala warbaahinta ee magaalada Gabiley oo kulan isugu yimi, ayaa si adag u cambaareeyay xadhig ay sheegeen in maanta lagula kacay mid ka mid ah Wariyeyaasha ka hawl gala magaaladaasi, iyagoona Maayirka Gabiley ku eedeeyay in uu ka dambeeyo xaddhiga Weriyehaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka