DAAWO; Masuul Iska Casiley Wasaarada Maaliyada Jsl Oo Sheegay In Shaqaalihii Wasaarada beelo loo Kala Qaybinayo.
Agaasimihii wasaarada maaliyada qaybta cashuuraha bariga ee degmada gacan libaax ayaa sheegay in uu iska casilay shaqaalihii dawalda isagoo soo bandhigay arimo xasaasiya oo dul hoganaya wasaarada maaliyada .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;