Hargeysa (WJN)- Guddomiyaha Hay”adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland Cabdikariin Ahmed Maxamed “Xinif” oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu ka warbixiyay dooni siday dad tahriibayaal ah oo laga soo badbaadiyay xeebaha Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka