WAJAALE NEWS

Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Dooday Xeerka Kufsiga

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Hargaysa (W,N) –Shir Gudoonka Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhi ay yeesheen Saaka waxa ay kaga Doodeen Xeerka Kufsiga oo la hor keenay Golaha, Sidoo kale waxa Xeerkan loo xil saaray Gudi sharciyaqaan ah oo kasoo baaran dega Xeerkan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version