Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Dooday Xeerka Kufsiga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Dooday Xeerka Kufsiga
March 19, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N) –Shir Gudoonka Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhi ay yeesheen Saaka waxa ay kaga Doodeen Xeerka Kufsiga oo la hor keenay Golaha, Sidoo kale waxa Xeerkan loo xil saaray Gudi sharciyaqaan ah oo kasoo baaran dega Xeerkan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS