WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Saaxil oo Sheegay In Aanu Lahayn Xafiis Uu Ku Shaqeeyo iyo Sababta

Berbera (WJN)- Guddoomiyaha gobolka Saaxil Axmed Cismaan Xasan, ayaa ka hadley muranka dhulka ee ka taagan magaaladaasi iyadoona ay qaar ka mid ah qoyska Madaxweynihii hore Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ay ku eedeeyeen in dhulkii marxuum Cigaal looga dhisayo guri.

Dhinaca kale Guddoomiyaha, ayaa sheegay in aanu lahayn xafiis uu ku shaqeeyo, islamarkaana uu ku shaqeeyo xafiis ay leedahay Wasaarada Maaliyadu.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version