Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa ka dhacay buuq iyo gacan ka hadal xildhibaanada qaarkood, kadib markii gudoomiyaha golaha Cabdiraxman Maxamed Cabdilahi Cirro uu xidhay fadhigii.
Mudanayaal badan oo soo jeediyay mooshin ku saabsan in tirada codadka xilka laga qaadi karo gudoomiyaha laga dhigo 42 mudane ayaa diiday in la xidho fadhiga.
halkan ka dhagayso baraamij aan idiinka soo diyaarinay.
Wajaale News
Hargaysa Office
Email:wajalenews@gmail.com
Reporter:Abdiqadir Abdirahman Habane