|
|||||
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Saaxil oo Sheegay In Aanu Lahayn Xafiis Uu Ku Shaqeeyo iyo Sababta
February 1, 2019 - Written by Reporter:Berbera (WJN)- Guddoomiyaha gobolka Saaxil Axmed Cismaan Xasan, ayaa ka hadley muranka dhulka ee ka taagan magaaladaasi iyadoona ay qaar ka mid ah qoyska Madaxweynihii hore Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ay ku eedeeyeen in dhulkii marxuum Cigaal looga dhisayo guri. Dhinaca kale Guddoomiyaha, ayaa sheegay in aanu lahayn xafiis uu ku shaqeeyo, islamarkaana uu ku shaqeeyo xafiis ay leedahay Wasaarada Maaliyadu.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Madaxwayne Ku xigenka Somaliland Oo Daahfuray Kulan Lagu Unkayo Qorsheyasha Mustaqbalka Ee Wasarada ... Wasiirka Waxbarashada Oo Shahaadooyin Guddoonsiisay In Ka Badan Afar Boqol Oo Arday Oo Ah Ardaydii U... “Aragatidayda, Waxa Aan Qabaa In Caddaaladdu Ay Tahay, Shayga Maanta Aynnu Baahida Ugu Weyn U qabno,... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|