WAJAALE NEWS

“Waynu Badbaadin Karnaa Nolol Badan iyo Dad Badan oo Geeri Ka Baaqsada, Waxan Ku Borinayaa Rag iyo Dumar In La Barto In Dhiiga La Bixiyo…”Madaxweyne Biixi

Hargeysa (WJN)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb qaatay ololaha qaran ee dhiig bixinta, ayaa ku dheeraaday muhiimada ay leedahay in qofwalbaaba deeq u bixiyo dhiigiisa, Isagoona ku dhiirigeliyay shacbiga in loo baahan yahay inay dhiigooda shubaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/vsVHiCyQ290

Exit mobile version