WAJAALE NEWS

Daawo:Fadeexadii Todobaadkan Haleeshay Kubadda cagta ee Dalka Spain (Xogta Dahsoon)

Hargaysa(wajaalenews)todobaadkani waxa uu ahaa mid ay fadeexad balaadhani ka dhacday tartanada kubada cagta ee dalkaasi Spain iyadoo kooxda junior-ka Barcelona ay koox kale kaga badiyeen natiijo 12 iyo 0 ah, waxaana dhamaadkii ciyaartaa soo baxday inay natiijada ciyaartu xidhiidh la leedahay hawlo laaluush iyo wax is daba marin ah.

 

Halkan Ka Daawo

https://youtu.be/plifSsK8O7E

Exit mobile version