“Waynu Badbaadin Karnaa Nolol Badan iyo Dad Badan oo Geeri Ka Baaqsada, Waxan Ku Borinayaa Rag iyo Dumar In La Barto In Dhiiga La Bixiyo…”Madaxweyne Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waynu Badbaadin Karnaa Nolol Badan iyo Dad Badan oo Geeri Ka Baaqsada, Waxan Ku Borinayaa Rag iyo Dumar In La Barto In Dhiiga La Bixiyo…”Madaxweyne Biixi
January 3, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb qaatay ololaha qaran ee dhiig bixinta, ayaa ku dheeraaday muhiimada ay leedahay in qofwalbaaba deeq u bixiyo dhiigiisa, Isagoona ku dhiirigeliyay shacbiga in loo baahan yahay inay dhiigooda shubaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/vsVHiCyQ290

COMMENTS
LINKS