Djibouti (WJN)- Waxaa mid ka mid ah dekedaha dalka Jabuuti maanta ku soo xidhay Markab siday 80,000 kun oo tan oo qamadi ah oo loo waday dalka Itoobiya, Markabkan oo laga leeyahay wadanka Ruushka ayaa Waxaa uu noqonayaa markabkaasi kii ugu waynaa ee ku soo xidha dekedaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka