HARGAYSA(W,N)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa dahfuray xeernidaamiye cusub kaasi oo ka kooban sedex qaybood islamarkaana lagu hagi doono qabka wada xidhiidhka shirkadaha isgaadhsiinta, diiwangalinta simcandka.
Munaasibada daahfurka ayaa waxaa kasoo qaybaglay masuuliyiinta wasaarada iyo xubno ka kala socday shirkadaha isgaadhsiinta ee dalka.
Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta dr cabdiwali sheekh cabdilaahi suufi jibriil iyo agaasimaha guud ee wasaarada ayaa sharaxay faa,iidooyinka xeernidaamiyayaasha ay wasaaradu soo diyaarisay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;