WAJAALE NEWS

Xildhibaan Xasan Shahar Oo Si Adag Bulshada Ugu Iftiimiyay In Dhismaha Wadada Hormarta Guriga Madaxwaynaha Cusub Ay Ka Mid Tahay Wadooyinka Ay Caasimada Ka Wadaan

Hargaysa(W,N)-Xildhibaan Xassan Cabdi Cali Shahar Oo Kamida Xildhibaanada ugu Dhaqdhaqaaqa Badan Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Ayaa Maanta Si Adag Uga Dareen Celiyey Waddo Ay Dhawaan Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa Ka Bilowday Dhismaheeda Jidka Hor Mara Madaxweynaha cusub ee La Dooray oo Bulshada Qaar iswaydiinayeen. Waxaanu Xildhibaanku Iftiimiyey In Wadadaasi Ay Kamid Tahay Wadooyinka Caasimada ee Mudooyinkii u Danbeeyey ay Ku Wadeen Dayactirka iyo Dhismayaasha Kala Duwan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Warkan.

Exit mobile version