Gabiley (WJN)- Warqad maanta ka soo baxday xafiiska Maayarka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar, ayaa lagu sheegay in lagu magacaabay gudida qayb ka noqon doonta dhismaha Maktabada Gabiley oo ka kooban 21 xubnood.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka war-saxaafadeedka