Xariirad (W,N) – Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Madax-dhaqameedka Degmada Xariirad ee Gobolka Selel ee Somaliland, ayaa ka hadlay dhallinyaro ay sheegeen in Dawladdu ka xidh-xidhay deegaankaasi, kuwaasi oo ay sheegeen in aanay wax dambi ah lahayn.
Odayaasha Deegaanka Xariirad oo Maanta warbaahinta la hadlay ayaa Xadhigga Dhalinyaradaasi oo badhkood la siidaayey waxay ku eedeeyeen Taliyaha Qaybta Booliiska ee Gobolka Selel.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;