|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka Xariirad Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Dhallinyaro Ciidanka Boolisku Xidh Xidheen.
January 14, 2019 - Written by Editor:Xariirad (W,N) – Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Madax-dhaqameedka Degmada Xariirad ee Gobolka Selel ee Somaliland, ayaa ka hadlay dhallinyaro ay sheegeen in Dawladdu ka xidh-xidhay deegaankaasi, kuwaasi oo ay sheegeen in aanay wax dambi ah lahayn. Odayaasha Deegaanka Xariirad oo Maanta warbaahinta la hadlay ayaa Xadhigga Dhalinyaradaasi oo badhkood la siidaayey waxay ku eedeeyeen Taliyaha Qaybta Booliiska ee Gobolka Selel. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Taliyihii Hogaaminayay Ciidamada SNM Ee 31may 1988 Soo Galay Gudaha Hargaysa Oo Ka Waramay Dh... Madaxwaynaha Jabuuti Oo Si Kulul Ucanbaareeyay Weerar Lagu Laayay Askar Katirsan Ciidamada Dalkiisa. Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Safarka Madaxwayne Biixi Ugu Baxay Gobolada Bari Iyo Fariinta Uu Udi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|