Muqdisho(W,N) wasiirka arimaha dibada somaliya ayaa beeniyay hadalkii kasoo yeedhay wasiirul dawlaha emaraadka ee uu ku sheegay in heshiiska dekeda berbera ay sexexda dawlada somaliya
Sidoo kale wasiirka arimaha debada somaliya ayaa farta ku fiiqay halka uu salka ku hayo khilaafka udhexeeya dawlada emaraadka,
https://youtu.be/JWJy5fFtPEs