Dawlada Somaliya Oo Sheegtay In Aanay Qayb Ka Ahayn Heshiiska Dekeda Berbera, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Somaliya Oo Sheegtay In Aanay Qayb Ka Ahayn Heshiiska Dekeda Berbera,
April 20, 2018 - Written by Editor:

Muqdisho(W,N) wasiirka arimaha dibada somaliya ayaa beeniyay hadalkii kasoo yeedhay wasiirul dawlaha emaraadka ee uu ku sheegay in heshiiska dekeda berbera ay sexexda dawlada somaliya

Sidoo kale wasiirka arimaha debada somaliya ayaa farta ku fiiqay halka uu salka ku hayo khilaafka udhexeeya dawlada emaraadka,

 

https://youtu.be/JWJy5fFtPEs

COMMENTS
LINKS