Hargeysa (WJN)- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbi xaakimka talada dalka haya ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa ka hadlay mawqifka Xisbiga Waddani uu ka taagan yahay arimaha doorashooyinka.
Waxaa kale oo uu sheegay Axmed Cabdi Dheere in Xisbiga Waddani aanu ahayn Koomiinshan Diid balse uu yahay Doorasho Diid.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka