WAJAALE NEWS

Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Haddalo Dhawaan Kasoo Yeedhay Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya.

Hargeisa(W.N):-Wasiirkada Wasaarada Arrimaha Dibeda jsl Mudane Prof  Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon Ayaa Jawaab Ka Bixiyey Hadalo Dhawaan Kasoo Yeedhay Madaxweynaha Maamulka Kililka Shanaad ee Somalida Ethiopia oo Sheegayey Inay Jiraan Shaqsiyaad Kasoo Horjeeda Nabadgalyada Dawlad Deegaanka Somalid ethiopia oo Doonaya Inay Qaraxyo kasoo Maleegaan Gudaha Somaliland iyo Maamulada Kale ee Somalia Kooxahaas oo Xidhiidh La Leh Sida Uu Sheegay Madaxweyne Mustafe Cagjar Ururlka Alshabaab.

Exit mobile version