|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Haddalo Dhawaan Kasoo Yeedhay Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya.
December 1, 2018 - Written by Editor:Hargeisa(W.N):-Wasiirkada Wasaarada Arrimaha Dibeda jsl Mudane Prof Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon Ayaa Jawaab Ka Bixiyey Hadalo Dhawaan Kasoo Yeedhay Madaxweynaha Maamulka Kililka Shanaad ee Somalida Ethiopia oo Sheegayey Inay Jiraan Shaqsiyaad Kasoo Horjeeda Nabadgalyada Dawlad Deegaanka Somalid ethiopia oo Doonaya Inay Qaraxyo kasoo Maleegaan Gudaha Somaliland iyo Maamulada Kale ee Somalia Kooxahaas oo Xidhiidh La Leh Sida Uu Sheegay Madaxweyne Mustafe Cagjar Ururlka Alshabaab. Related posts:War-Deg-Dega-Daawo: Murrashaxa Xisbiga Waddani Oo Hada Warbaahinta La Hadlay Iyo Fariinta Uu U Diray... Daawo:“Waxa Ina Xukuma Labadan Inan ee Yar Yar Baashe Moorgan Iyo Maxamuud Xaashi Labo Ninbaynu Door... DAAWO;Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Oo Go’aammo Ka Soo Saaray Ciyaartii Shalay Dhex Martay Gob... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|