WAJAALE NEWS

War Deg Deg Ah: Dagaal U Dhexeeya Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Maamul Goboleedka Puntland Oo Hada Ka Socda Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool

Tukaraq (W,N):- Wararka ka imaanaya deegaanka Tuka-raq ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in uu halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidammada Somaliland iyo Maamul Goboleedka Puntland.

Taliyaha milatariga Somaliand Nuux ismaaciil Taani, ayaa BBC u xaqiijiyay in dagaalku uu socdo wuxuuna sheegay in ciidammada Puntland ay duulaan kaga soo qaadeen labo aag, Lama oga ilaa iyo hada khasaaraha ka dhashay Dagaalkaas.

 

Wixii Warara Ee Ka Soo Kordha Kala Soco Shabakada Wajaalenews.net

Exit mobile version