Washington (W,N)-safiirka Somaliland Ee Dalka Mareykanka Bashir Good Ayaa Ka Warbixiyey Socdaalkii Wasiirka Arimaha Dibeda Somaliland iyo kulamo uu layeeshay Masuuliyin katirsan Dalka Mareykanka.
Sidoo kale Safiirka Somaliland ayaa Ka hadlay siyaasada Cusub ee dalka mareykanka ee ku wajahan Qaarada Africa.
HALKAN KA DHAGAYSOWARAYSIGA SAFIIRKA SOMALILAND EE U,S,A;