Safiirka Somaliland Ee Dalka Maraykanka Oo Ka Warbixiyay Socdaalkii Wasiirka Arimaha Dibeda Jsl Iyo Kulamo Uu Layeeshay Masuuliyiin Ka Tirsan Maraykanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiirka Somaliland Ee Dalka Maraykanka Oo Ka Warbixiyay Socdaalkii Wasiirka Arimaha Dibeda Jsl Iyo Kulamo Uu Layeeshay Masuuliyiin Ka Tirsan Maraykanka.
December 16, 2018 - Written by Editor:

Washington (W,N)-safiirka Somaliland Ee Dalka Mareykanka Bashir Good Ayaa Ka Warbixiyey Socdaalkii  Wasiirka Arimaha Dibeda Somaliland iyo kulamo  uu layeeshay Masuuliyin katirsan Dalka Mareykanka.

Sidoo kale Safiirka Somaliland ayaa Ka hadlay siyaasada Cusub ee dalka mareykanka ee ku wajahan Qaarada Africa.

HALKAN KA DHAGAYSOWARAYSIGA SAFIIRKA SOMALILAND EE U,S,A;

COMMENTS
LINKS