Hargaysa(W,N) Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Eng Xuseen Aadan Cige (Xuseen Dayr) Ayaa ka Warbixiyay Kulan Uu Maanta Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Ee Hada Xilka Kasii Dagaya Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu la yeeshay Golihiisa Wasiirada, Lataliyayaasha Iyo qaybaha ee Xukuumadiisa oo Mudo Todoba sano ah Xilka haysay. Kaasi oo uu ku tilmaamay in uu yahay kulankii ugu Danbeeyay ee ay wada yeesheen iyo fariinta Uu ku faray Madaxwaynuhu.