Hargeysa (WJN)- Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa waxaa uu si adag uga hadley xadhiga isgaadhsiinta xambaara oo magaciisu yahay DARRE oo dowladda Jabuuti shaacisay inay soo marineyso badda Berbera.
Barkhad Jaamac Batuun ayaa eedaymo culus u jeediyay dawlada Jabuuti, isagoona sheegay in Jabuuti ay Somaliland u haysato magaalada Cali Sabiix.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka