WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Oo Sheegay In Xisbi Xaakimka Kulmiye Lagula Xisaabtamayo 7Sano Ee Dalka Xukumayay!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Siyaasi Maxamuud xaashi oo ka hadlayay doorashada ina soo foole ee madaxtooyada iyo ururada ayaa sheegay in xukuumada kulmiye ee maanta talada haysa lagula xisaabtami doono 7sano ee ay xilka haysay wixii ay qabata ururada iyo xisbiyadana laga doonayo qorshahooga siyaasadeed

Exit mobile version